Ciidanka gaarka ah ee NISA oo howlgal uu dhiig ku daatay xalay ka fuliyey Sh/hoose

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee NISA  ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Degaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose kaasoo la sheegay in lagu dilay Xubin ka tirsan Alshabaab halka kuwa kalena lagu dhaawacay, sida uu sheegay Taliska NISA. Warkan ka soo baxay Taliska Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu … Continue reading Ciidanka gaarka ah ee NISA oo howlgal uu dhiig ku daatay xalay ka fuliyey Sh/hoose